Qaamuuskaan, waxaa loo uruuriyey, in uu baahi-tiro qof kasta oo
Soomaali ah, oo ku dhex-jira ganacsiga ama baranaya, isagoo weliba ugu
deeqaya erayada ganacsiga kuwooda ugu muhiimsan ee laga wada isticmaalo
Ingiriiska iyo Mareykanka.
Qaamuuskaan waa abwaan ay ku urursan
yihiin erayo laga soo xulay laamaha cilmiyada kala duwan ee ku salka leh
gann erayo ama jumlado la xiriira ganacsiga adduunyada.
acsiga, waana xog-haye muhiim ah, oo u noqon kara il tix-raaceed
qofka akhrista buuggaagta, Majalladaha iyo War-geysyada ay ku jiraa
Qaamuuskaan waxaa ku jira in ka badan 4000 eray oo muhiim ah, oo la xiriira ganacsiga, Dhaqaalaha, Maaliyadda, Suuq-geynta, Xisaabinta, Maamulka, Xafiisyada, Bangiyada, Xayeysiinta, Canshuuraha, Sharciyada ganacsiga, Farriimaha, Gaadiidka, Caymiska, Ganacsiga Caalamiga ah, Hantida ma guurtada ah, Warshadaha iyo kuwo kale oo badan. Qaamuuskaan waxaa lagu soo uruuriyey, awooddana la saarey erayada ganacsiga ee aadka loo isticmaalo. Eray kasta waxaa lagu qeexay Af-Soomaali aad u fudud, oo uu fahmi karo qof kasta oo Soomaali ah.
Waxaan rajaynayaa in uu Qaamuuskaan noqodo hage tix-raaceed oo kaaliya dadka xiiseeya in ay fahmaan Erayada muhiimka ah ee la xiriira ganacsiga adduunyada.
Buuggaan waxa aad ka heli kartaa: Moqdishu, Hargeysa, Bosaso, Garowe, Borama, Balaweyne, Nayroobi and Jigjiga.
Dictionary of Business
This dictionary has been compiled in order to gratify the needs of every Somali person involved in or studying business and provide the key business terminology used in both British and American English. This informative guide gives a convenient source of reference for the reader of Books, Journals, and News papers which may contain words or phrases relating to the world of business.
This reference dictionary contains over 4000 key terms relating to Business, Commerce, Economics, Finance, Marketing, Accounting, Management, Office practices, Banking, Advertising, Taxation, Business law, Communications, Transportation, Insurance, International Business, Real estate, Industries and many more. In this dictionary, a special emphasis has been given to the most frequently used business terminology.
Each word is clearly defined in very simple Somali language that can be understood by each and every Somalis.
I hope this dictionary will serve as a helpful reference guide for those who are interested in understanding the key terms relating to the world of business.
This addition is available in Moqdishu, Hargeysa, Bosaso, Garowe, Borama, Balaweyne, Nayroobi and Jigjiga.
Suldaan Nayruus
No comments:
Post a Comment